SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARAR
DAAWO:- VIDEO: Muhammad: Legacy of a Prophet Daabaco Boggan | Print

Kulan Ku Saabsan Batroolka oo Addis Ababa uga socda Yusuf, Cadde Muuse & Nuur Cadde
nuur cadde
G/Sare Nuur Cadde Ma aqbali Doonaa heshiiska Range iyadoo aan Baarlamaanka Baydhabo ansixin Sharciga Batrool DFKMG.. Akhri...


Dadka Qaxootiga ah Ee U Barakacay Daafaha Caasimada Iyo Deegaanada Afgooye Oo Ay Lasoo Deristay Xaalad Caafimaad darro

Xaalada Murugsan ee ka dhalatay dadka ka barkacay magaalada caasimada ah ee muqdisho ayaa abuurtay caafimaad daro iyo weliba cuduro ka dhashay saxa xumada haysata dadka barakaca ku jooga deegaanada u dhexeeya magaalada muqdisho iyo welibA Afgooye.

Dadkan qaxootiga ah oo aan qaarkood haysan waxay ku hoydaan halka qaarkoodna ay hoy u noqdeen guryaha cooshadaha ah ee ka samaysan bacaha iyo weliba jawaanada ayaa muuqda kuwo galay nolol aad u adag oo argagax ku reebaysa qof kasta oo nololi ku jirto islamrkaana ay halis ugu jiraan caafimaad daro salka ku haysa Haraadka iyo Gaajada.

Sidoo kale ma badna hay,adaha caafimaad ee ka holwl gala Goobaha loo barakacay taasoo aad ka dareemayso Muuqaalka Bulshada ku nool deegaanada loo barakacay oo qaarkood ka cabanaya xaalad caafimaad xumo oo lasoo dersitay gaar ahaan caruurta iyo haweenka ku nool halkaasi .

Xaawo axmed gaas oo ah hooyo haysata 8-caruura ayaa saxaafada u xaqiijisay inay ku jirto xaalad caafimaad daro oo lasoo dersitay caruurteeda islamrkaana aysan jirin Cid ka caawisay iyadoo intaasi ku dartay hooyadaasi waxaa 3-caruur ah oo kamid ah caruurtayda La il daran yihiin xaalad caafimaad daro mana jiraan cid aan ALLE ahayn oo aan ula Irkado .

"" waxaan deegaankan aan usoo qaxay mudo laga joogo 8-bilood mana garanayo ilaa iyo hada wax xaga caafimaadka naga caawiyey marka laga reebo dhinaca raashinka oo aanu mar mar helno waloow aY noosii dheer tahay caafimaad xumada biyo la,aan xoogan oo nagu habsatay waxaana u malaynayaa inayba caafimaad xumada kow ka tahay biyo la,aanta ka jirta meeshan '' ayay tiri Xaawo axmed gaas .

Dhinaca kale xaalada murugsan ee Haysata dadka soo barkacay ayaa waxaa usii dheer iyadoo ay ka dilaaceen meelo kamid ah deegaanada u dhexeeya magaalada muqdisho iyo weliba afgooye xanuunka ka dhasha maqaarka ee loo yaqaano Cun cunka taasoo aad ku arkayso meelo kamid ah deegaanadaasi .

Si kastaba ha ahaatee xaalada murugsan ee ka jirta soomaaliya oo ka dhalatay xarig jiidadaka siyaasadeed ee u dhexeeya Xoogaga iska soo Horjeeda ayaa barakacisay kumanaan qoys oo soomaaliyeed oo ku darxumaysan daafaha Magaalada muqdisho iyo meelo kale .

yaasiin maxamed faytin

yaasiinfaytin@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | Feb 13, 2008

bosasoDEKEDDA BOOSAASO OO AY KU SOO FOOL LEEYIIN LABO DOONYOOD OO HUB SIDA....
Doonyahaas oo hubka ka soo raraya dalka Yemen ayaa waxaa wararku tibaaxeen in ay.... Akhri...

yusuf vs Nuur CaddeMa Dhabaa In Khilaaf  Soo Kala Dhex Galay Madaxweynaha DFKMG Yuusuf Iyo Raysal Wasaare Nuur Cadde...

Saddexdii Dhallinyarada ahaa ee ku xirnaa Thailand oo la soo daayey...: 3-dii dhallinyarada ahaa ee katirsanaa Cidamada Daraawiishta Puntland ee saddexda sano (2005-2008) ku jirey xabsiga Thailand ayaa helay Xoriyadoodi, waxay hadda ku sugan yihiin..... Akhri...

G/sare C/lahi Yusuf: DFKMG waxay jiri doontaa 5-sano ka badan, Itoobiyaankuna kama bixi doonaan Soomaaliya.... Daawo Waraysi

Booliiska Federaalka Australia oo Baaritaan Xooggan ku haya Shirkado Macdanta ka Baarta Dunida Saddexaad.. Akhri...

Cali Maxamed Geeddi oo Lacagtii uu Qaatay Guri kaga iibsadey Los Angeles, USA.. Jariidada The Independent ayaa shaaca ka qaaday in magangelyo USA laga siiyey Geeddi oo uu... Akhri

nuur caddeKulan Ku Saabsan Batroolka oo Addis Ababa uga socda Yusuf, Cadde Muuse & Nuur Cadde: G/Sare Nuur Cadde Ma aqbali Doonaa heshiiska Range iyadoo aan Baarlamaanka Baydhabo ansixin Sharciga Batrool DFKMG.. Akhri...

cise dholawaaWaraysiyo Ku saabsan Qaraxyadii ka dhacay Boosaaso: Raadiyaha Australia ee SBS ayaa waraysi ku saabsan qaraxyadii Boosaaso waxa uu la yeeshay Maamulaha Cisbitaalka Boosaaso, duqa Magaalada Boosaaso iyo tifatiraha wargeys ka soo baxa Boosaaso... Guji

macalinGuddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Kenya, Faarax macallin, oo waraysi siiyey Idaacadda Australia ee SBS halkan ka dhegeyso ama halkan (mp3)

Dagaal ka Dhacay Balli-Doogle
Kulan ka dhacay Gobolka shabeelaadda Hoose
iyo Olole nadaafadeed oo ka soconaya isbitaalka hooyada iyo dhalaanka degamad guriceel ee goblka Galgaduud
Akhri Jan 25

sakariyeZakariye Xaaji: Nuur Cadde Waa Nin Odey ah Waxase uu Saaran yahay Gaarigii Dalka Lagu Qabsaday (Waraysi)... Akhri...

oilShirkadihii Shiidaalka oo Maalgelin toos ah ku samaynaya Cabudhinta Shacabka Puntland.
Warbixinta ka akhri halkan...

norwayMu'tamaradii Norway-Sweden oo khayr kudhamaaday.. mu’tamarkii “Horumarinta Samafalka iyo Iskaashiga”... Sawiradii mutamarka...

ukBannaanbax looga soo horjeedey Xasuuqa iyo Joogitaanka Itoobiya
London: Mudaharaadkan oo noqday kii ugu weynaa ay isugu yimaadaan Jaaliyada Geeska Africa.. Akhris/sawirro...

Sawiro: Bannaanbaxii ugu weynaa oo ka dhacay London, UK Jan 16, 2008


BAARID | SEARCH


MAQAALADDII 2000-2001: Shakiib | Barkhadle | C++ | Java | Saahid | SomQurbaha | SRG | BCCP | SPR | Dr.Osman | Aamusanaha | Ingiriis | Duggaal | SASA | SouthAfrica | DeepThought | Leyla | Caddaawe | PMA | Africa | GreetingCards | Soyan | Moallim | SomCanada | MSSU | Shiike | Haile | SHASNA | M.Abdirashid | Xariri | Xal | Xawar | Halable | amiir | PL | SSB | Fahad | Maanso | Deeq | kancaan | PuntWatch | Gaashaan | Filasoofi | Sacmaal | Caddaani | Cambaro | Xaamud | Abhali | Xaashi | ICUPS | SSL | ISRAACA | UmuurahaIslaamka | ShibilDimoqrasi | Saahid | MoreInside


Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com  © www.SomaliTalk.com