SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARAR

Bukaanada ku jira ispitaalka dagmada dayniile oo deeq lacageed ka helay qaar ka tirsan jaaliyada somaliyeed ee dagan Norway

Deeqdaan lacageed oo ay ku soo tabaruceen qaar ka tirasan jaaliyada magalada oslo ee dalka norway marwo khadiijo cusamn oo wakiil ka ahyd taasoo ay ugu tala galeen in wax loogu qabto bukaanda jiifa ispitaalka dagmada dayniile

Ispitaalka dayniile ayaa waxaa hada jiifa bukaano kor u dafayo 40 kuwas oo qaba dhaawacyo isugu jira shilala , xabado, cuduro ay ka mid yihiin malaariyo ,shuban iyo dhigyaro waxaana intaa sii dheer in ay jiifaan haween halkaa ku umulay iyada oo ay dhawan ka baxeen dhaqaariitii ka howl geli jirtay ispitaalka dayniile ee ka tirsanaa dhaqaatiirta aan xududa laheyn ka dib markii magaalda kismayo ay kula qaraxday miino dhulka loogu aasay

Caasha cisman ugaas ( caasha shaacuur) ayaa gaarsiisay lacagf dhan $500 dolar bukaanda jiifa ispitaalka ka dibna gacan teeda ugu qeybisay ilaa ay lacagtii ka dhamaatay gacanteeda waxayna ku hubsata in ay gaartay dadkii loogu tala galay

Deeqdan waxaa ka faaideystay 40 bukaan ah oo ku jira isbitaalka dayniile ee magaalda Muqdisho

Caasha cisman ugaas ( caasha shaacuur) “ aad iyo aad ayaan ugu mahad celinayaa waxaana alle uga baryeynaa in uu jinsigooda naarta ka dhowro “ iyada oo dadka somaliyeed meel kasta oo ay joogaan ugu baaqday in aysan isku haleen gacan bini aadam ee waxaad isku haleysiin gacan tiina .

Caasha shacuur ayaa intaa ku dartay in ay dhalinyarada somaliyeed ee dibadaha ku nool ay dalka u qabteen wax badan waxayna shaacaka qaaday hadaysan dhalaiyaradaasi kaalmo u soo diri laheyn in ay baabi I lahaayeen qoysasa badan oo somaliyeed oo aan waxba heysan

Mahad celin

Caasha cisman ugaas ( caasha shaacuur) :maalin aan lacg bixinin ma jirto lacagta aan bixinane waxaa soo dhiibo dhalainyarada dibadaha ku nool nooc kasta ay yihiin
Aad ayaan ugu mahadnaqayaa waana mahadsan yihiin iyada oo ilaah ka rajeysay in dalkeena oo nabad ah iyo dadka dibada jiro oo nabad ah in ay isu yimaadan

Qofkasta taariikhda meesha ay ka gasho iyada ayaa xusi doonto

Marwo khadiijo cisman lacagta ay na soo gaarsiisay oo $500 doolar ah aad ayaan ugu mahadnaqeynaa ayey hadalkeeda ku so gabagabeysay marwo caasha cisman ugaas ( caasha shaacuur ) oo maanta deeq lacageed gaaraysa $500 dooalr ka qeybisay gudaha ispitaalka dayniile ee magaalda muqdisho

Muuse Maxamud Jiisow
Somali39@hotmail.com 
Muqdisho somaliya
0025215576666
002521653623

Faafin: SomaliTalk.com | Feb 11, 2008

Saddexdii Dhallinyarada ahaa ee ku xirnaa Thailand oo la soo daayey...: 3-dii dhallinyarada ahaa ee katirsanaa Cidamada Daraawiishta Puntland ee saddexda sano (2005-2008) ku jirey xabsiga Thailand ayaa helay Xoriyadoodi, waxay hadda ku sugan yihiin..... Akhri...

G/sare C/lahi Yusuf: DFKMG waxay jiri doontaa 5-sano ka badan, Itoobiyaankuna kama bixi doonaan Soomaaliya.... Daawo Waraysi

Cali Maxamed Geeddi oo Lacagtii uu Qaatay Guri kaga iibsadey Los Angeles, USA.. Jariidada The Independent ayaa shaaca ka qaaday in magangelyo USA laga siiyey Geeddi oo uu... Akhri

nuur caddeKulan Ku Saabsan Batroolka oo Addis Ababa uga socda Yusuf, Cadde Muuse & Nuur Cadde: G/Sare Nuur Cadde Ma aqbali Doonaa heshiiska Range iyadoo aan Baarlamaanka Baydhabo ansixin Sharciga Batrool DFKMG.. Akhri...

cise dholawaaWaraysiyo Ku saabsan Qaraxyadii ka dhacay Boosaaso: Raadiyaha Australia ee SBS ayaa waraysi ku saabsan qaraxyadii Boosaaso waxa uu la yeeshay Maamulaha Cisbitaalka Boosaaso, duqa Magaalada Boosaaso iyo tifatiraha wargeys ka soo baxa Boosaaso... Guji

macalinGuddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Kenya, Faarax macallin, oo waraysi siiyey Idaacadda Australia ee SBS halkan ka dhegeyso ama halkan (mp3)

Dagaal ka Dhacay Balli-Doogle
Kulan ka dhacay Gobolka shabeelaadda Hoose
iyo Olole nadaafadeed oo ka soconaya isbitaalka hooyada iyo dhalaanka degamad guriceel ee goblka Galgaduud
Akhri Jan 25

sakariyeZakariye Xaaji: Nuur Cadde Waa Nin Odey ah Waxase uu Saaran yahay Gaarigii Dalka Lagu Qabsaday (Waraysi)... Akhri...

oilShirkadihii Shiidaalka oo Maalgelin toos ah ku samaynaya Cabudhinta Shacabka Puntland.
Warbixinta ka akhri halkan...

norwayMu'tamaradii Norway-Sweden oo khayr kudhamaaday.. mu’tamarkii “Horumarinta Samafalka iyo Iskaashiga”... Sawiradii mutamarka...

ukBannaanbax looga soo horjeedey Xasuuqa iyo Joogitaanka Itoobiya
London: Mudaharaadkan oo noqday kii ugu weynaa ay isugu yimaadaan Jaaliyada Geeska Africa.. Akhris/sawirro...

Sawiro: Bannaanbaxii ugu weynaa oo ka dhacay London, UK Jan 16, 2008


BAARID | SEARCH


MAQAALADDII 2000-2001: Shakiib | Barkhadle | C++ | Java | Saahid | SomQurbaha | SRG | BCCP | SPR | Dr.Osman | Aamusanaha | Ingiriis | Duggaal | SASA | SouthAfrica | DeepThought | Leyla | Caddaawe | PMA | Africa | GreetingCards | Soyan | Moallim | SomCanada | MSSU | Shiike | Haile | SHASNA | M.Abdirashid | Xariri | Xal | Xawar | Halable | amiir | PL | SSB | Fahad | Maanso | Deeq | kancaan | PuntWatch | Gaashaan | Filasoofi | Sacmaal | Caddaani | Cambaro | Xaamud | Abhali | Xaashi | ICUPS | SSL | ISRAACA | UmuurahaIslaamka | ShibilDimoqrasi | Saahid | MoreInside


Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com  © www.SomaliTalk.com