SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARAR

Batiyaanasiibkii Telcom oo maanta lagu qabtay Borama “Daawo Sawirada” 

Daawo Sawirada Halkan....

Xaflad si weyn loo soo agaasimay ayaa manta ka dhacday hotelka Rays ee magaalada Boorama waxaana qabatay shirkada Telcom xarunteeda Borama. 

Maamulaha Telcom Mudane Xasan Yuusuf Riiraash oo ka hadlay xafladaasi ayaa sheegay in maanta ay hadiyado siin doonaan dadka nasiibka ku hela inay hantaan waxyaabaha ay shirkada ugu tala gashay macaamiisheda, waxuuna soo bandhigay muraayad weyn oo lagu shubay dhamaan magacyada dadkii isdiiwaan galiyay buuxiyayna sharuudaha baqtiyaa nasiibka Telcom ee saddex-da bilood socday. 

Kadibna waxaa waraaqaha mid mid usoo qabanayay dadkii kasoo qeyb galay xafladaasi oo ay ku jireen Culumaa’udiin, Aqoonyahano, Ganacsato, Jaaliyadaha gobalka u dhashay ee dibadaha ka yimid, Wax-garadka, maamulka dowlada ee gobalka iyo dad kale oo aad u tira badan. 

Dadka helay abaal marinaha magacyadooda iyo telefoonadooda hoos ka akhri. 
 
MADAX TELEFOON 
 

1 FAADUMO NUUR CALI 5505520 17585
2 MAXAMED XASAN BOOKH - WAJAALE 5468845 13606
3 DHAGAWEYNE SUPERMARKET PREPAID 15799
4 IBRAAHIM SACIID CI1LMI 5455217 39296
5 DAYIBO BEEGSI 351044 16669
6 JAAAMAC AADAN SHIRDOON 5458550 39672
7 CISMAAN CABDI FAARAX – WAJAALE 535661 14296
8 CIBAADO MAXAMED YUUSUF 351032 15536
9 FAYSAL IDIRIS CILMI 351359 17518
10 BUDHE XASAN HABAN 53844 14997
11 MAXAMED AXMED DUCAALE 351038 19479
12 JEEX STORE 356034 13666
13 YUUSUF MUUSE BADE 350508 35172
14 MAXAMED CUMAR NUUR 5459588 16868
15 SHEIKH CALI JOWHAR SUB STATION 350169 16980
 
SIM CARD $5+$80 LOCAL 
 
1 MAXAMED CABDI 350735 15925
2 AXMED BARKHAD AREETE 5451335 18557
3 GUDGUDE SUB STATION 350883 17712
4 XASAN BARKHAD QOWRAX 350343 15833
5 XASAN JEEX 351294 38652
6 C/LAAHI XASAN TUKAALE 5457827 16629
7 XUKUN CABDILAAHI MUUSE 5505579 19372
8 MAXAMUUD QAYAAD – BOON 336011 15132
9 XASAN IBRAAHIM CALI 5504425 15165
10 UMULKHEYR IBRAAHIM NUUR – DAHABLEEY 352099 18792
 

SIM CARD $10+$60 LOCAL 

1 MUUSE AXMED CAATEEYE 5374072 39633
2 XAAJI DAAHIR CILMI 350327 15651
3 SHEIKH CALI JOWHAR SUB STATION 350169 35286
4 DAAHIR NUUR BILAAL 5501538 39497
5 CAASHA MAXAMED SAMAALE 5457976 38382
6 FARXIYA KHALIIF QOLOF 5505356 35165
7 XIRSI LIIBAAN RAAGE 5133286 38282
8 IDIRIS MUUSE GAAFANE 351171 15615
9 CABDIRAXMAAN MAXAMED NUUR 5505618 16090
10 FAADUMO MUUSE 350654 16472
 
SIM CARD $20+$40 LOCAL
1 CABDI XASAN FAARAX 350250 18624
2 FAHIIMA CABDI 351093 19927
3 C/NAASIR CABDILAAHI 5458671 16675
4 C/QAADIR IBRAAHIM AXAMED 356208 14970
5 HASAN AXMED YUUSUF 5458975 17088
6 C/QAADIR XUSEEN KHALIIF 351233 38128
7 C/RAXMAAN AXMED AADAN 5377746 13538
8 SHEIKH CALI JOWHAR SUB STATION 350465 16981
9 AXMED BARQAD AREETE 350161 39058
10 LAYLA CUMAR KAAHIN 5456336 35009
 
ALAABIHII UGU QAALISANAA  
 
1 CISMAAN MUUSE CUKUYE CD PLAYER 5457225 15741
2 SHEIKH CALI JOWHAR SUB STATION MOBILE LABA CARD   17509
3 ILYAAS CABDI DAAHIR MOBILE LABA CARD   18218
4 ROODA CABDI DAAHIR MOBILE LABA CARD 5505166 19518
5 MARYAN AADAN TELEFISHION 350734 19185
6 RAMADAAN SUB STATION TALAAGAD PRE PAID 17994
7 AXMED DAAHIR XASAN QASAALAD 5504171 18917
8 MUQTAAR XAAJI SACIID COMPUTER DESK TOP 351326 17136
9 C/SHAKUUR SHEIKH MAXAMED AXMED LAPTOB 545627 38758
10 HADAAYA AXMED BARQAD GAARI 350906 18565

Waxaa soo tebiyey Cabdifataax Axmed

Faafin: SomaliTalk.com |  August 16, 2008

 

BAARID | SEARCH


WAREYSI: Professor Axmed Ismaaciil Samatar
“Itoobiya naguma soo duusheen haddaanu leennahay madax iyo dowlad dhab ah” Akhri

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com  © www.SomaliTalk.com

La soo xiriir:

IIDHEH
XAYAYSIIS