SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARAR

Mudaharaad ka dhici doona London Uk

Dhamaan shacbka Soomaaliyeed waxaa lala socod siin doonaa inuu jiro Mudaharaad ka dhici doona Maxakamada Old Bailey, Maxakamadan ayaa waxaa ka dhici doona Dacwad ka dhan ah 2 Nin oo Soomaali ah lagu haysto si sharci daro ah taas oo lagu eedeeyay inay xiriir la wadaagan Ururdada Soomaaliya ka dagaalama, sidoo kale Dowlada Dalkan Ingriiska ayaan ku hayn wax cadeyn ah tiro 4 Jeer ayaa maxkamada la soo taagay 2 Muwaadin ee u dhashay Soomaaliya, oo magacooda la yiraahdo Axmed Saciid Maxamed ( Faarax Deeq ) iyo Muuse Saciid Yusuf ( Goodir ) iyadoo Maxakamada dhici doonta Jimcaha ay noqon doonto mida ugu danbeysa hadaba , Soomaalida waxaa laga codsan inay ka soo qeyb galaan codkoodana muujiyaan, Sidii Soomaalida Sweeden ay uugu Guuleysteen inay Soo daayan Muwaadiniintii dhawaanta lagu xirey Sweeden, ugu danbeyn waxaan idin ka codsan doonaa inaad dhowrtaan waqtiga, Fadlan soo kaxey Caruurtaada, Ehaladaada Asxaabta, codkiina waa Muhim


U hiili Walaalada Soomaaliyeed ee lagu haysto Xaq darada

Codkaaga u gudbi Dowlada Dalkan inaad ka xun tahay xariga 2 Muwaadin ee Soomaaliyeed




Balanteenu waa inaan tusno Taageerada 2, Muwaadin ee nala dhashay

Goobta, Old Bailey
Time, 9,00 Am

Date, waa, 15, agust Jimcaha soo socda

Buss, 8, 25
Train



Blackfriars Tube (6 minutes)

Railway Stations

City Thameslink Station (2 minutes)


Blackfriars Railway Station (6 minutes)

Docklands Light Railway

Bank (14 minutes)


Tower Gateway (29 minutes)



Contact Sakariye Xaaji Maxamed, 07960721669

Faafin: SomaliTalk.com |  August 12, 2008

BAARID | SEARCH


caddeGen. Cadde Muuse oo Mamnuucay Ololaha Doorashada Puntland ka hor November 1, 08
iyo in Tiknikada beeluhu haystaan ay dhammaanteed Dowladdu la wareegayso Akhri


Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com  © www.SomaliTalk.com

La soo xiriir:

IIDHEH
XAYAYSIIS