SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - MAQAAL

XISBIGII RPP AFKII HOOGAY YIRI TOOBAY WAA KARAA !!!

dalboonUstaad Abdiwali Bashir Warsame MR Dalboon

cdalboon@hotmail.com | abdiwali2006@myway.com

North America Minneapolis, Minnesota


Waa Cajabaah alla la yaab badanaa !!! ayuu yiri carab kii akhristow hala yaabin oraahda kor ku Xusun waa hadal meeshiisa dhacay sida aan is leeyahay soo ma aadan maqal Xisbi ama Urur la Oran jiray Allaha u naxariistee Ramaas Political Party (RPP) oo uu Gudoomiyaha ka ahaa Nin Ka la yiraahdo Daahir C/qaadir Muuse  Af hayeen kiisuna ahaa C/Naasir Guure Faarax (jeer) ma Ahan Maalintii iigu horaysay oo aan siyaasi somali ah la yaabo  laakiin raggii hore tar tiib Si yar Ayey u dusi jiraan ama waa fakan jireen sida Xussen Caydiid oo kale ama Diinaari laakiin

ramaas
C/Naasir Guure Faarax [jeer]

Nin Hal mar la soo booday ama galay Madaxtooyadii uu caayi jiray waliba Af ka qaylo ku Shubtay Asaga oo aad mooda bartiis yaqaan Jaqadiisi Afhayeen nimada sida uu isku Magacaabay ilaa meel lagu magaacabay looma sheegin saxaafadee hal mar ayaan ku Baraarugnay Af Hayeenka  Madaxtooyada Puntland C/naasir Guure Faarax Halkan ku dhufo : Qoraalka ay Somalitalk ka diyaarisay http://www.somalitalk.com/2007/nov/05nov07.html

Maalintii aan akhriyey oo war bixin tiisa oo mudo asbuus ah laga joogo waxaan is iri waa Indhahaaga ee si facan wax u akhri indhahaan Mar martay mase sawir kiisii ayaaba ku jira Markaas ayaan jagada fiiriyey uu sheegtay mase meeshiisi kama dhaqaaqin ilaa waa bar Tiiyaqaane mar kii aan wax hubsaday oo haddana aan arkay Qoraal kii Somalitalk ayaan email  Diray nasiib daro iima soo jawaabin war nin ku han yaraa !!! waxaase han yaradi ka daran laba Arimood Nin ragga waa is dhiibaa meesha uu isku dhiibay ayada oo aan la ogayn iyo sida uu u Halmaamay waxuu ku hadli jiray waxaa la yiri

Sirqabahana taariikhdu way sahamindoontaaye  
Hadde Nin baa horay u yiri
Waxan ahay nin midabbeeya oo maalinbays rogae
Muuqaygu gelinkiiba waa muunad goonniyahe
Miisaanna ima saari karo nin i maleeya 
Adigu waxaad iska dhahdaa AF KII HOOGAY YIRI TOOBAY WAA KA RAA Nin la oran jiray Ismaaciil Ahmed Diiriye oo gabyaa ahaa ayaa walaal kiis waxuu ku biiray xisbigii S.Y.L Markaas Ayuu qoonsaday gabay ayuu tiriyey uu ku muujinayo in uu ka xun yahay in uu siyaasad galo waxaa walaal kiis la oran jiray Aw Basbaas waxaana ka mid ahaa

Haw dhuran dhurwaagii laftuu dhuuxay eersadaye
Dhagar aanad gelin Aw Basbaas* yuu ku dhaxalsiinne
Dhexda yaanu maro kuugu xidhin dhiig tif leeyahay
Dhulka niman samaantiisa wadin yaan lagaa dhigine
Dhiinraac ha noqon adigoo dhawr gu'yaal soo jiraye
Adiguna dhabada weecsinta ah dhaanka haw rarine

Marabin in aan si  lawada maqlayo in aan wax kaaga qoro laakiin adigaa qayliyey waxaanse Arkay dad badan oo madaxa dhafuurada haysta amaa lagugu han weynaa oo aad hanyaraatay.

Xataa meeshaada haddii aad horay oga dhaqaaqi lahayd waxbay ahaan lahayd walow aysan Macno badan samayseen Jago ka fiican buu helay maqal ka wax weyn ma yeesheen waa Haddii aanan qoraaladada dib danbo iyo meel loo raaco Record kaagii hore la waayi lahaa Cakow Caalamkaam Cawrada faydaya hal Qaryo Haltuulo hal Mandaqad ayaa laga dhigay

GUDOOMIYIHII XISBIGII RPP  

Ramaas Ciiro
Daahir C/qaadir Muuse Leedo
daahirciiro@hotmail.com

Waxaa xaal ku ku socdaa Geelu Darantii waaba kaga daray Daahir C/qaadir Muuse in aad Aamusto madan iyo xal baad biday haddii aadan wax ka ogayn ma is taraashaad tahay ayadaa faraha la iskaga tiraaye mase balan qaad ayaad ku aamustay oo adiguna meeshaadii  kama si kanaysid  oo nin walbow meeshaadii weeye Gudoomiye ayaad rabtaa ilaa raggu horay uma Socdaane mase adeer sharciyada axsaabta mucaaradkaa ayaa dan akhrisan qodab kee Cuskateen in aad is dhiibtaan mase Dowladda ayaa u shaqaynayseen oo mar kii ay aragtay cid Xisbi rabta in aysan jirin ayey idin kala dirtay oo waa iska tagtay adna su,aashusu waxay tahay Maxaad beenta noogu sheegteen  horay ayaan Maqaal kii aan Puntland ka qoray ee HANOO TALIYEE TUUG MAHAYSAAN ku xusay eray meesha fadhiya NIN WAX XADIYO XARIIF MOOYEE NIN XAQ DOON YIRI KU XISAAB WAA

AQOON YAHANADA REER PUNTLAND

Waxay ila tahay Aqoon yahanada Reer Puntland labada xaniiyood ayaa la haystaa Nin baa Waxaa la yiri masaajid ka iyo salaadba waa ku Cusbaayeen oo geel jire ayuu ahaa howd Waadiye ayuu ka yimid laakiin nin af tahan ah oo Kaftan Badan ayuu ahaa Magaalu yimid Markaas ayaa la yiri toko Salaadda oo masaajidka aad salaadii waa la baray Masaajidka ayuu Safka hore iska xaadiriyey salaadii ayaa la galay markii la sajuuday ayaa cunug yar labada Xiniiyood oo soo kuusan iska laa laadiyey asna inta uu adkaysta oo mooday rugni salaada ka Mida ayuu iimaan kii  soo jiiday xiniiyaha aac war iga fuq ilaa safka danbe ayaa xaniiyaha la is Haystaa buu ku jawaabay hadde waxay ila tahay ilaa Baydhabo miyaa mase ilaa Adis Ababa 

Kii aqoon yahan ahaa intee cudur ayaa ku dhacay Inta wadnuhu garaacayo rag baa la meel ay ku neefsadaan

TALADA AAN SIINAYO XISBIGII RPP

Talada aan siin karo Xisbigii asagu is bur burshay ee RPP maradii idin ka dhacdaye dad kiina
Dhinac ka raaca oo meelba ma iidan gaarine bakaylow Nin iyo Bur waad maqasheen ayaan Filayaa bakaylaa shiray waxuu shir kiisii ku dhamaaday Nin walbow naftaa bur ha hoos galo Waa geed yar oo ciid kuusan leh bur ku ilaa hadda hoos galaa  nin kii bakayla ahaa markuu qof Ama bahal Arko asaga oo 10 ka badan burkaas ayuu isku aaminaaye inta uu yahay kuma Xisaabtamo igana raali ahaada haddii aan xoogaa idin ku qaloociyey

Ustaad Abdiwali bashir Dalboon North America Minneapolis
cdalboon@hotmail.com

ABDIRAXMAN XARIIRO OO MARAY WADADII SHAAFICI HASSAN: Jawaab....

Faafin: SomaliTalk.com | Nov 19, 2007

gaaniXildhibaan Gaani oo UNICEF ku eedeeyey ay Musuqmaasuqeyso $7 million oo doolar....
waxana uu yiri: "Hogaamiye kooxeedyada ka harey Soomaaliya waa Hay'adaha Qaramada midoobey" Waraysi

Wiil Xijji Guranaya

READ HERE....

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com