SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - BAYDHABO

C/Laahi Yuusuf oo Baydhabo Qado ugu Sameeyey Xildhibaanada Baarlamaanka DFKMG...

Madaxweynaha DFKMG, C/laahi Yuusuf, ayaa Jimcadii [Nov 2, 2007] qado sharaf u sameeyey xildhibaanada baarlamaanka DFKMG ee ku sugan baydhabo.

Kulankaas waxa uu C/Lahi Yuusuf ka cadeeyey sida uu u doonayo in qofka noqonaya Ra'iisul wasare aan laga soo dhex saarin xubnaha baarlamaanka ee laga keeno bulsha weynta.

Qado sharaftaan kama soo qayb galin Xildhibaanadii uu ku xusay Madaxweynaha DFKMG, markii Ra'iisul Wasaarihii hore Geedi Istiqlaalada uu dhiibaayey, sida Qanyare, Muuse iyo xubno kale.

Hadalkii uu Yuusuf jeediyey halkan ka dhegeyso... (mp3)

Maxamed Macallin Cismaan{All-man} Somalitalk Baydhabo.
fatxumaalik@hotmail.com

Sawiradii kulanka hoos ka daalaco...

Faafin: SomaliTalk.com | Nov 3, 2007

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com