SOMALITALK.COM
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - TACSI

Taariikh Kooban: Marxuum Maxamed Barre Samantar

Mohamed Barre Samatar oo ku shashay magaalada Bururc sannadkii 1925 waxa uu ku geeriyoodey Dubai May 1 2007
Maxamed Barre Samantar: 1925-2007

Maxamed Barre Samantar wuxuu ku dhashay magaalada Buruc oo dhanka bari ka xigta Boosaaso kana tirsan degmada Qandala sanadku markuu ahaa 1925tii. Yaraantiisii wuxuu ku soo barbaaray magaalada Buruc halkaas oo uu ku bartay Quraanka kariimka ah. Isla tuulada Buruc ayuu ganacsi ka bilaabay sanadii 1948dii ka dibna Boosaaso ayuu u soo wareejiyay ganacsigiisii 1953dii. Marxuumku wuxuu ka tirsanaa ururkii gobonimadoonka ee SYL.

Max'ed Barre wuxuu ahaa ganacsade caan ka ah degaanka Puntland iyo koonfurta soomaaliya Allaha u naxariistee. Marxuum Max'ed  Barre sida la wada ogsoon yahay wuxuu tabaruc badan u suubin jiray dad badan oo masaakiin ah. Marxuumku wuxuu ka tagay 16 uu dhalay iyo 55 uu awoowe u yahay.

Marxuumku waxa uu May 1, 2007 ku geeriyoodey magaalada Dubai, halkaas oo lagu aasay. Allah h au naxariisto. Tacsida hoos ka akhri:


Tacsi: Maxamed Barre Samantar oo ku Geeriyoodey Dubai...

Inaa Lillah wa inaa elehi raajicuun

Anagoo ah jaallidda beesha Jambeel (Cabdi Koombe) ee ku nool Qurbaha (Yurub iyo Ameerika) waxaan halkan tacsi ugu direeynaa ehelladii iyo qaraabadii marxuum Maxamed Barre Samantar oo ku geeriyood Dubay maanta oo taariikhdu tahay 1-05-2007, marxuumkaas oo baryahan halkaas ku xanuunsanaa.

Marxuum Maxamed Barre Samatar waxa uu ahaa Ganacsade caan ka ah Gobolka Bari ee Soomaaliya.

Waxaanu leenahay Allaah ha u naxriisto oo janatul Fardowsa ha ka waraabiyo aamiin.

Waxaa tacsida diraya:

  1. Bootaan barre samantar (Holland)
  2. Cabdraxmaan maxmuud yusuf iyo qoyskiisa(Danmark)
  3. Faarax cayr iyo qoyskiisa (Danmark)
  4. Mursal ali aadan iyo qoyskiisa(Danmark)
  5. Cabdullahi cabdiraxmaan maxmuud(Danmark)
  6. Yasiin cabdiraxmaan maxmuud(Danmark)
  7. Axmed cabdiraxmaan maxmuud(Danmark)
  8. Xasan cabdiraxmaan maxmuud(Danmark)
  9. Canab maxmuud yusuf(Danmark)
  10. Maxmed bootaan barre (Holland)
  11. Saharo xasan saciid (Holland)
  12. Maxmed xasan saciid (Sweden)
  13. maxamed bashiir maxmed(Sweden)
  14. Abshir maxmed barre(Sweden)
  15. Cabdalla xasan saciid(Sweden)
  16. Saciid xasan saciid(Sweden)
  17. Camale cumar faatax (UK)
  18. Cabdirisaaq caynab (UK)
  19. Maxmuud cabdirisaaq barre(UK)
  20. Faysal cabdirisaaq barre(UK)
  21. Cabdiraxmaan xayir(UK)
  22. Nuur cabdirisaaq barre(UK)
  23. Cusmaan cabdirisaaq barre(UK)
  24. Bashiir maxmed barre(UK)
  25. Nimco maxmuud yusuf iyo qoyskeeda(UK)
  26. Safiyo maxmuud yusuf iyo qoyskeeda(UK)
  27. Maxmed cali Aadan(USA)
  28. Saciid yusuf faatax(USA)
  29. Cabdirashiid xayir(USA)
  30. Maxmed cabdirisaaq barre(USA)
  31. Maxmuud axmed maxmuud(USA)
  32. Saciid cadirisaaq barre(USA)
  33. Yusuf axmed maxmuud(USA)
  34. Faadum caynab(USA)
  35. Hodan nuur qodax(USA)
  36. Faaduma axmed maxmuud (USA)
  37. Yaasmiin axmed maxmuud(USA)
  38. Nasro maxmuud yusuf (Jarmalka)
  39. Aamina maxmuud yusuf(Jarmalk) 

Waxaa kale oo tacsida diraya C/RISAAQ MOHAMUD YUSUF IYO QOYSKIISA oo ku sugan DUBAI. Waxaa sidoo kale tacsida diraya Rashiid Cusmaan Barre (Faarax) oo jooga USA.

Tacsida Ehelada waxaa loogu hagaajin karaa
Anas69@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | May 1, 2007

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com