SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - SWEDEN
DAAWO:- VIDEO: Muhammad: Legacy of a Prophet
Daabaco Boggan | Print


Xildhibaan Ka Fakaday Itoobiya

Ali Mohamed Gedi
Prof. Cali Maxamed Geeddi oo Diyaarad Militari oo Itoobiyaan ah keentay Afgooye:29/12/06, Sawirka: AP.
Geeddi oo aan Weli Ka Jawaabin eedayntii ahayd in "uu Mas'uul ka ahaa Mamnuucidii Dhoofinta xoolaha Akhri

The rise and fall of Mogadishu's Islamic Courts,
The rise and fall of Mogadishu Islamic Courts
Read Here..

Democracy Now!VIDEO: "The Most Lawless War of Our Generation" - Fmr. UN Spokesperson on Somalia or Read here


VIDEO:: Ra'iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo ka hadlaayo duulaanka cadowga Itoobiyaanku ku soo qaadeen Soomaaliya... DAAWO

VIDEO: Xeryaha ay Shacabku ku qaxeen

"Waxaan Rabnaa in aan Soomaaliya Ka Asaasno Dowlad aan wax Diin ah Shaqo Ku Lahayn
Maxkamaduhuna Waxay rabaan in ay Soomaaliya ka Asaasaan Dowlad Islaami ah" kuxigeenka wakiilka DFKMG ee UN Akhri...

ShiineDhagaxbuur: 9 Shaqaale Shiine ah iyo 65 askari oo Itoobiyaan ah ayaa lagu diley meel Shiinuhu Batrool Ka Baarayeen... Akhri..

ceelka conoco
Ceelka iyo Xaruntii Conoco, Garoowe, Soomaaliya... Akhri....


Nidaamka Islaamiga ee Wadaagga Batroolka: Laga bilaabo Morocco ilaa Indonesia: Q.3aad
Qaybta: 1aad | 2aad | 3aad

Dowlada FKMG Ah Ee Soomaaliya oo Indhaha Ka Laabatay Ceelasha Shidaalka Ee Ay Kenya Ka Baarayso Xadka Soomaaliya... Akhri

oil
Kenya ma Badda Soomaaliyeed ayey Shidaal Ka Qodaneysaa?
Dawladda Kenya ayaa dardar gelisey baaritanka batroolka ay ka wado xeebta, waxaana soo baxay warar tibaaxaya
Akhri



Itoobiyaan baaraya laba nin oo Soomaali. Muqdisho. AFP - Jan 13, 2006


Taangi Itoobiyaan ah oo taagan garoonka muqdisho - AFP - Dec 2006

NEWSARAGTIDA/MAQAALLADA DADWEYNAHA EE MAANTA


Tacsi: Marxuum Cabdi Cismaan Xaaji Rooraaye

Dhamaan maamulka iyo qoroyaasha shabakada SomaliTalk waxey iyagoo ka murugeysan tacsi tiiraanyo leh u dirayaan eheladdii uu ka geeriyooday Marxuum Cabdi Cismaan Xaaji Rooraaye oo 20 bishan May ee sanadkan 2007-da ku geeriyooday magaalada Gothenburg ee wadanka Sweden. Gaar ahaan waxey tacsidan u dirayaan marxuumka hooyadiisa oo la yiraasho Caasho Sheekh Cilmi Barkhadle iyo carruurtiisii u ka geeriyooday, Khadro, Umulqeyr iyo Nasro. 
 
Sidoo kale waxaa tacsidan diraya ehelada kala ah.
Safiyo Cismaan Rooraaye iyo odeygeeda Ceydaruus Cali Rooraaye iyo gabadheeda Amiira Xasan Calasow
Faadumo Cismaan Rooraaye, Maxamed Daahir Xaaji iyo carruurtooda, Boono Cali-kaar iyo odeygeeda Maxamed Xuseen Muxayadiin,
Ikraam Cali-kaar,Amal iyo Asda.
C/risaaq Cismaan Rooraaye iyo xaaskiisa iyo carruurtooda.
Ciise Cismaan Rooraaye iyo xaaskiisa iyo carruurtooda.
Mahad Cismaan Rooraaye iyo Xaaskiisa.
Hooyo Xabiibo Sheekh Cali Naaleeye iyo dhamaan ilmo Sheekh Cali Naaleeye.
C/qaadir Cismaan Rooraaye, Cumar Cismaan Rooraaye, C/shakuur Cismaan Rooraaye (Sheekeeye), Umul Qeyr Cismaan Rooraaye odeygeeda iyo carruurtooda.
Nasro Cismaan Rooraaye odeygeeda Yuusuf Macalin Cilmi iyo carruurtooda, Nimco Cumar Rooraaye iyo odeygooda Bashiir Jeenyo iyo carruurtooda, Muraayo Cumar Rooraaye iyo carruurteeda, Xildhibaan Cali Baashi Cumar Rooraaye iyo xaaskiisa iyo carruurtooda.Axmed Cumar Rooraaye,Safiyo Cali Rooraaye, Muraayo Cali Rooraaye,Xaawo Xaaji Rooraaye
Khaliif Xaaji Rooraaye iyo carruurtisa, Cali Xaajir Rooraaye, Axmed Xaaji Rooraaye, dhamaan qoyska Xaaji Rooraaye.
 
 
Sidoo kale waxaa tacsidan si gaara ah u diraya ehelada kala ah
Xaliimo Sheekh Cilmi Barkhadle
Sahro Sheekh Cilmi Barkhadle
Ruqiyo Sheekh Cilmi Barkhadle, Xaawo Sheekh Cilmi Barkhadle iyo carruurteeda ilmo Xasan Cade Jimcaale.
Ugaaso Axmed Calasow iyoo Odeygeeda Maxamed
Axmed Calasow, Maxamuud Axmed Calasow iyo xaskiisa. Keyf C/laashi Sheekh Cilmi iyo odeygeeda C/qaadir Kaahiye.
Maryan Sheekh Cilmi iyo carruurteeda, Amina Sheekh Cilmi iyo carruurteeda, Jawaahir Sheekh Cilmi iyo Carruurteeda, Kharad Sheekh Cilmi iyo odegeeda C/qaadir Maxamed Shirwac iyo carruurtooda.Cismaan Sheekh Cilmi Barkhadle.
Maryan Maxamuud Barkhadle iyo carruurteeda, Xaawo Maxamuud Barkhadle iyo carruurteeda,Caasho Maxamuud Barkhadle, Tabaarak Maxamuud Barkhadle. Mahdi Maxamed Sheekh Cilmi Barkhadkle iyo xaaskiisa Amina Asad Tarabi Jaamac iyo carruutooda.
 
Dhamaan dadkan oo kala jooga dalalka Soomaaliya, Sweden, Itoobiya, Ingiriiska, Kanada, Mareykanka, Faransiiska, Denmark, Norway, Talyaaniga, Kenya, Isutuga Imaaraadka Carabta. Waxaana ay leeyihiin Illaahay naxariistii Jano inuu ka waraabiyo Samir iyo Iimaana uu ka siiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka tagay.
 
 
 
                                              Aamin Aamin Aamin!!

Tacsida eheleda waxaa loogu hagaajin karaa:
ikraam@journalis.com

Faafin: SomaliTalk.com | May 25, 2007


 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com