SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - WARAR
DAAWO:- VIDEO: Muhammad: Legacy of a Prophet
Daabaco Boggan | Print


May 27, 2007: Geedi iyo Seyoum Mesfin oo calanka Itoobiya ka taagaya Xamar.... GUJI...

Ali Mohamed Gedi
Prof. Cali Maxamed Geeddi oo Diyaarad Militari oo Itoobiyaan ah keentay Afgooye:29/12/06, Sawirka: AP.
Geeddi oo aan Weli Ka Jawaabin eedayntii ahayd in "uu Mas'uul ka ahaa Mamnuucidii Dhoofinta xoolaha Akhri


Xildhibaan Ka Fakaday Itoobiya

The rise and fall of Mogadishu's Islamic Courts,
The rise and fall of Mogadishu Islamic Courts
Read Here..

Democracy Now!VIDEO: "The Most Lawless War of Our Generation" - Fmr. UN Spokesperson on Somalia or Read here


VIDEO:: Ra'iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo ka hadlaayo duulaanka cadowga Itoobiyaanku ku soo qaadeen Soomaaliya... DAAWO

VIDEO: Xeryaha ay Shacabku ku qaxeen

"Waxaan Rabnaa in aan Soomaaliya Ka Asaasno Dowlad aan wax Diin ah Shaqo Ku Lahayn
Maxkamaduhuna Waxay rabaan in ay Soomaaliya ka Asaasaan Dowlad Islaami ah" kuxigeenka wakiilka DFKMG ee UN
Akhri...

ShiineDhagaxbuur: 9 Shaqaale Shiine ah iyo 65 askari oo Itoobiyaan ah ayaa lagu diley meel Shiinuhu Batrool Ka Baarayeen... Akhri..

ceelka conoco
Ceelka iyo Xaruntii Conoco, Garoowe, Soomaaliya... Akhri....


Nidaamka Islaamiga ee Wadaagga Batroolka: Laga bilaabo Morocco ilaa Indonesia: Q.3aad
Qaybta: 1aad | 2aad | 3aad

Dowlada FKMG Ah Ee Soomaaliya oo Indhaha Ka Laabatay Ceelasha Shidaalka Ee Ay Kenya Ka Baarayso Xadka Soomaaliya... Akhri

oil
Kenya ma Badda Soomaaliyeed ayey Shidaal Ka Qodaneysaa?
Dawladda Kenya ayaa dardar gelisey baaritanka batroolka ay ka wado xeebta, waxaana soo baxay warar tibaaxaya
Akhri



Itoobiyaan baaraya laba nin oo Soomaali. Muqdisho. AFP - Jan 13, 2006


Taangi Itoobiyaan ah oo taagan garoonka muqdisho - AFP - Dec 2006

NEWSARAGTIDA/MAQAALLADA DADWEYNAHA EE MAANTA


Baaq Ka Soo baxay Jaaliyaadda SSC ee Denmark

ANAGOO AH JAALIYADA SSC EE KU NOOL WADANKA DENMARK GUUD AHAAN GAAR AHAAN MAGAALADA AARHUS iyo Fredericia WAXAANU KA xunahey kana tiiraanyeysanahey dhibaatada halkaas ka dhacday waxaanu tacsi u diraynaa dhammaan qoysaskii, eheladii, iyo qaraabadii ay ka geeriyoodeen dadkii ku nafwaayey mashaqadii Buuhoodle ka dhacday.

Waxaan u aragnaa in ay tahay arrin laga naxo oo laga murugoodo in dad walaalo ahi fidnida intaa le'egi dhex marto. Waxaan wada ogsoon nahay in dagaal beeleed aan cidina khasaare mooyee guul ka gaadhi Karin,

- Waxaana soo jeedineynaa dhamaan Isimada , aqoonyahanada, cuqaasha, ururada haweenka iyo kan dhalinyaradaba iney wax ka qabtaan una howl galaan sidii xaaladan murugada leh loo qaboojin lahaa.

- in gudi issimo , aqoonyahano loo magacaabo bulshada rayidkana ay ka qeyb qaataan.

-waxaan kaloo soo jeedineynaa in jaaliyadaha dibada dhamaan ey ka caawiyaan waxii dhaqaale ah oo mashaqadaan lagu dhameen karo. Magacyada baaqa soo qaray:-

1:-Faarah M nuur( sooma jeeste)
2:-Abdul mahamed kubey
3:-C/qani ahmed mahmed (gureey)
4:-Gacan abdi macaane
5:-C/rashiid maxamud cawed (caga weyne)
6:-Ahmed mahamud (fayax)
7:-C/salaan mahamed cade
8:-Baashi mohamed osman ( afgeele)
9:-C/rahmaan calanle
10:-Ciise hassan ran
11:-C/lahi jama diiriye (indhacase)
12:-Cabdi ciise oog
13:-Cabdi geerash
14:-Abdi ilmi iid
15:- iise abdi ilmi
16:-Ibrahim abdi qayaad
17:-isma,iil awil waraabe
18:-C/qadir baruud mahamed
19:-C/naasir Faarah mahamed
20:-ahmed mahmud geele
21:-Mire ali mire
22:- liibaan godane
23:-sharmarke faarah mahamed
24:-Mahamed yousuf abuuker
25:- c/rashiid ahmed sahal
26:-Awil ahmed ladene
27:-Cabdiladiif Hadlaaaye
28;-Maxamed muse (Qowdhan)
29:-Cabdiqani Cenaanashe
30:-Jamac Farax Cabdi

Hassan Jama hassanjama@hotmail.com 

Jun 7, 2007

Bannaanbaxii London iyo sawiradii halkan ka daawo

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com