SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - MAQAAL
DAAWO:- VIDEO: Muhammad: Legacy of a Prophet
Daabaco Boggan | Print

Qaabka Loo Qoro warka, Faallada iyo Ra'yiga Guji



May 27, 2007: Geedi iyo Seyoum Mesfin oo calanka Itoobiya ka taagaya Xamar.... GUJI...

Ali Mohamed Gedi
Prof. Cali Maxamed Geeddi oo Diyaarad Militari oo Itoobiyaan ah keentay Afgooye:29/12/06, Sawirka: AP.
Geeddi oo aan Weli Ka Jawaabin eedayntii ahayd in "uu Mas'uul ka ahaa Mamnuucidii Dhoofinta xoolaha Akhri


Xildhibaan Ka Fakaday Itoobiya

The rise and fall of Mogadishu's Islamic Courts,
 

:::GEEDDI & TERRA NUOVA :::
geeddiGeeddi oo aan Weli Ka Jawaabin eedayntii ahayd in "uu Mas'uul ka ahaa Mamnuucidii Dhoofinta xoolaha Akhri
:::GABAYGII C/KHAYR SOOFE:::
soofeGabay: Cabbir: Caynka gabay Cibaarow adaa caalim ku ahaaye, Cisihii Rasuulkiyo adaan sunnihii caasiyine Akhri
:::MUSUQMAASUQ LA DIRIR:::
musuqmaasuq
dhegaweyneQormada Asbuucan: Dhegaweyne oo ah Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka DGPL Akhri.....
:::KOOSHIN MAXAMED:::
koshinFadeexad Haysata Wiil Cabdulaahi Yuusuf u Magacaabey Safiirka Mareykanka... Akhri
:::MAQAALKII HALDHAA:::
HaldhaaSOOMAALIYEEY, CABDULLAHI WAA KAAS!!!. Akhri...
Maqaallo: A | B | C | E
:::MAQAALKII CAAQILKA:::
caaqilSidee Lagu Xalinkaraa Dhibaatada Soomaaliya: in dadka diinta labaro, iyo in.... Akhri...
:::Dr. CABDULLAAHI SPANISH:::
YAAGABLAMI,YAASE GOOD DILI
somalia
Soomaaliyey, Halkeebaad ku socotaa?..
Dr. C/laahi Spanish
TARTANKA BATROOLKA AFRIKA
riigRiigga Batroolka ka Qodaya Lamu, Kenya oo ka badbadey Dagaalka Soomaaliya Akhri...
:::Dr. CALI NUUR:::
calinuurGabha Isku Af garan la' ladagaalanka Haybsooca ee Minneapolis... Akhri... Qore: Dr. Cali Nuur
:::GABAYGII DR. C/LAAHI
drDoofaarta Raacdiyo Amxaar: Nin qabyaalad falankeed hayow, waa fantiyo booge.. Gabaygii Dr. C/laahi Spanish
:::GABAYADII XIIRANE :::
stGabay layidhaahdo (Godlan) Gabay waala tiriyaa cabdaw, kani se waa gaare... Akhri
:::GABAYGII: SHIINE:::
Gabay: GUUBAABO QARAN... Sida goonle aaroo wax badan garab ku taagleeyey AKhri
:::TIFATIRKII LAFOOLE:::
LafooleAW JAAMAC CUMAR CIISE:: Dhinbiil dib u noolaysay Halgankii Daraawiishta- Q.5aad ahna gabagabadii qoraalka..
Tifatire: C/Risaq Lafoole

:::MURTIDA MAANTA:::
Meles Zenawi: Hadalkii Diinaari ee Sarbeebta ahaa oo aan Soomaalidu fahmin iyo Xuseen Caydiid oo ah fikirka Saxda ah iyo Qorshaha/Hindisaha/Aragtida ama VISION-ka dhabta ah ee Dawladda... Akhri...
QAYBTA: 01 | 02 | 03 | 04 | 05 | 06 | 07 |
:::TAARIIKH:::
DHACDADII YARMUUK & KHAALID BIN WALIID
:::SHIRKII HAYB-SOOCA:::
somalia
Shirkii Lafa-Gurka Hayb Sooca ee Lagu Qabtay Minneapolis
, oo lagu magacaabay guddi... Akhri

calinuurDr. Cali Nuur oo warqad qoraal ah u diray shirkii Hayb-sooca iyo ka qayb galayaashii shirka.. Akhri
GABOOYAHA iyo GYPSY |Xuseen
:::MFA: WASAARADA A/D:::
ItoobiyaSiyaasadda Itoobiya ee ku wajahan Soomaaliya
Himilada iyo Siyaasadda Itoobiya... Akhri....
:::JAAMACADDA MUQDISHO:::
Jaamacad
Jaamacada Muqdisho oo La Guddoonsiiyey Qalab Waxbarasho
:::MAQAALKII ALLMAN:::
allmanBaydhabooy Yaa Ku Leh? Xiligii aantegay Baydhabo Qore: Maxamed Allman
:::MAQAALKII M.BAASHE:::
maxamedbaasheHadaaqa Wasiirka Maaliyaddu ma aha Fitno Abuur Keliya....
Qore: Maxamed Baashe
:::GABAYGII DHAGAAFE:::
dhagaafeQaadan Kari Waayay
Qamuunyoodayay xalay miyaan jiifki qaban waayay...
Akhri...
:::GABAY: GOBANIMO:::
Gobanimo: Wixii hore ka Soo Gudub: Gabaygaan ujeedada, Gundhiggiisu wuxu yahay, Shacabkaan gadoodaye... Akhri
::WARAYSI: FAARAX MACALIN::
SomaliTalk oo Waraysi la yeelatay Faarax Macallin Dawaara
oo ah siyaasi aad looga yaqaan Kenya iyo Soomaaliya Dhegeyo
:::MAQAALKII EELAY:::
eelayWAAR XABADDU WAA LACAGE, DAB KU DHALAALI!.. (pdf) Qore: Eelay. Guji...
:::GANACSIGA NASAREED :::
Hirut SemuWarbixin Gaar ah: Itoobiya - ganacsiga  Bariga ee dhexmara Itoobiya ma aha Guji
 

Binti Jaylaani iyo Aabbaheyd waxay u baahan yihiin $2500 (Labo Kun iyo Shan Boqol Doolar) si ay u gaaraan Mareykanka. 

BintiBinti Jaylaani Max’ed waa Gabar mudo ku xanuunsaneyd Magaalada Muqdisho, kadib markii uu afka ka soo baxay Buro aad u weyn, burdadaasi waxay keentay in wax looga qaban waayo dalka gudihiisa.
 
Binti, waxay bishii hore ay heshay fursad loogu qaadi lahaa dalka Australia, hase yeeshee, ma aysan dhicin taasi, kadib markii Waalidkeed codsadeen in gabadhooda loogu daro qof ka mid ah ehelada, hase yeeshee, dalka Hay’adda qaadi lahayd ayaa sheegtay in aysan macquul aheyn in Binti la wehliyo, kadibna dadaal dheeraad ah kadib, waxaa Binti u soo baxay mar kale in Isbitaal ku yaala Dalka Mareykanka uu aqbalo in iyada iyo Aabbaheed ay soo gaaraan dalka Mareykanka, waxaana arrintaani ka shaqeeyey dad Soomaaliyeed oo ku nool dalka Mareykanka oo iyagu horey u qaaday, Gabar yar oo la kufsaday oo lagu magacaabo Muraayo Nuur Cali.
 
Haddaba si Binti iyo Aabbaheed u gaaraan dalka Mareykanka waxay u baahan yihiin $2500 oo Doolar oo ah Tikitkii ay ku tagi lahaayeen dalka Mareykanka, maadaama ay heshay dal ku galka Maeykanka (Visa) iyo waliba Isbitaalkii lagu daweyn lahaa.

Waxaa xusid mudan in ay jirto Shirkadda Tabuuk oo ah shirkad ganacsi in ay bixisay Tikitkii ay ku gaari lahaayeen Magaalad Adis-Ababa, waxaana arrintaasi ka mahad celiyey Binti iyo Aabbaheed, haddana dadka Soomaaliyeed ee ku nool caalamka, waxaa laga codsanayaa in ay gacan ka gaystaan u fududeynta Binti iyo Aabbaheed si Binti looga faa’iideeyo fursaddaas Caafimaad, haddii Illaahi Dimo.

 
Haddaba ciddii dooneysa in ay ku tabarucdo lacagtaasi, waxa ay la soo xiriiri karaan…..
 
Amiin Yuusuf Khasaaro.
 
Tel: 002521-5532494 
 
E-Mail: amiinkhasaaro@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | July 18, 2007

BintiShirkadda Tabouk Shipping (Dubai) oo Bixineysa Tigidh-ka Binti Jeylaani ee Muqdisho-Nairobi
Iyo Lacago la gaarsiiyey Binti Jeylaani oo weli ku sugan Muqdisho, meelihii laga soo dirayna waxaa ka mid ah...
Akhri...

 

 

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com