SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - TORONTO

Jaaliyada Soomaaliyeed ee Toronto" Canada"oo Qabtey Xaflad Lagu Taageerayo Ra'iisul-wasaare Nuur Xuseen Xasan ( Nuur Cadde).Daawo Sawirada

Xafladaan Taageerida ah ayaa si heer sare ah loo soo qabanqaabiyey waxaana ka soo qeybgaley Xibin ka tirsan BDFKM ,Siyaasiin hore Fanaaniintii Waaberi iyo Dadweyne aad u fara badan  .

Waxaa soo tebiyey: moalin mahmoud | moalinm2us@yahoo.com 
 


 

 

Faafin: SomaliTalk.com | Dec 16, 2007

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com