SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - BAARGAAL
DAAWO:- VIDEO: Muhammad: Legacy of a Prophet
Daabaco Boggan | Print


May 27, 2007: Geedi iyo Seyoum Mesfin oo calanka Itoobiya ka taagaya Xamar.... GUJI...

Ali Mohamed Gedi
Prof. Cali Maxamed Geeddi oo Diyaarad Militari oo Itoobiyaan ah keentay Afgooye:29/12/06, Sawirka: AP.
Geeddi oo aan Weli Ka Jawaabin eedayntii ahayd in "uu Mas'uul ka ahaa Mamnuucidii Dhoofinta xoolaha Akhri


Xildhibaan Ka Fakaday Itoobiya

The rise and fall of Mogadishu's Islamic Courts,
The rise and fall of Mogadishu Islamic Courts
Read Here..

Democracy Now!VIDEO: "The Most Lawless War of Our Generation" - Fmr. UN Spokesperson on Somalia or Read here


VIDEO:: Ra'iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo ka hadlaayo duulaanka cadowga Itoobiyaanku ku soo qaadeen Soomaaliya... DAAWO

VIDEO: Xeryaha ay Shacabku ku qaxeen

"Waxaan Rabnaa in aan Soomaaliya Ka Asaasno Dowlad aan wax Diin ah Shaqo Ku Lahayn
Maxkamaduhuna Waxay rabaan in ay Soomaaliya ka Asaasaan Dowlad Islaami ah" kuxigeenka wakiilka DFKMG ee UN
Akhri...

ShiineDhagaxbuur: 9 Shaqaale Shiine ah iyo 65 askari oo Itoobiyaan ah ayaa lagu diley meel Shiinuhu Batrool Ka Baarayeen... Akhri..

ceelka conoco
Ceelka iyo Xaruntii Conoco, Garoowe, Soomaaliya... Akhri....


Nidaamka Islaamiga ee Wadaagga Batroolka: Laga bilaabo Morocco ilaa Indonesia: Q.3aad
Qaybta: 1aad | 2aad | 3aad

Dowlada FKMG Ah Ee Soomaaliya oo Indhaha Ka Laabatay Ceelasha Shidaalka Ee Ay Kenya Ka Baarayso Xadka Soomaaliya... Akhri

oil
Kenya ma Badda Soomaaliyeed ayey Shidaal Ka Qodaneysaa?
Dawladda Kenya ayaa dardar gelisey baaritanka batroolka ay ka wado xeebta, waxaana soo baxay warar tibaaxaya
Akhri



Itoobiyaan baaraya laba nin oo Soomaali. Muqdisho. AFP - Jan 13, 2006


Taangi Itoobiyaan ah oo taagan garoonka muqdisho - AFP - Dec 2006

NEWSARAGTIDA/MAQAALLADA DADWEYNAHA EE MAANTA


Puntland: Xibiga Mucaaradka ah ee Ramaas oo soo saaray warbixin dheer oo uu kaga hadlayo xaaladaha ka taagan Puntland.

"Arrintii Baargaal Waxay ahayd Xaalad-Abuur mushtamaca lagu jahwareerinayo" RPP

  • Dhimashada 6 ruux ayaa warbixinta Xisbiga Ramaas lagu sheegay waa mid aan waxba ka jirin....
  • PIS-da wax basaasa waxaa ka dhaawacmay 4 kaddib m,arkii ay isku soo hoggaamiyeen hubkii maraykanku ridayey...
  • Xisbiga Ramaas ayaa ugu baaqay Madaxwaynaha Puntland in uu ilaaliyo axdiga DGPL dhawrana qaanuunka

Xisbiga mucaaradaka ee ka jira Puntland oo marka magiciisa la soo gaabiyo loo yaqaano RPP ayaa Talaadadii June 5, 2007 soo saaray warbixin dheer oo dhinacyo badan taabanaysa taasi oo uu Xisbigu kaga warbixinayo xaaladaha ka taagan mandaqaada Puntland.

Qoraalka xibiga oo aanu ka soo qaadanay muhiimadiisa ayaa ugu horaynba xisbigu sheegay dagaaladii dhawaan ka dhacay Baargaal kaasi oo uu xisbigu ku sheegay in ay ahayd xaalad abuur mushtamaca lagu jahwareerinayo in shacabka afka loo saaro jaho kale kadib markii Madaxda dawalad GPL ay ku fashilmeen u adeegida dalka iyo dadka.

"Baargaal ayaa Argaggaxiso soo gashay waa sidii Shimbiraale Argaggaxiso ayaa joogta"
"Puntland oo Lunsatay $20-million oo doolar"
Sidaas waxaa sheegay afhayeenka xisbiga RPP..
Akhri May 31

Xisbigu isaga oo arinta Baargaal ka hadlayana waxa uu sheegay in Xisbi ahaan ay ugu kuur galeen xaalka Baargaal isla markaana ay u dirsadeen xubno Xisbiga Ramaas ka tirsan si ay xogwaran dhab ah uga keenaan warbixin ay xubnihii halkaas xisbigu u dirayna ay warbixin ay soo saareen waxaa lagu sheegay in ayba ahayd markii horeba been in aysan imaan halkaasi kooxo Al-qaacida ah islamarkaana si dhaba ah waxaa lifaaqa lagu sheegay in ay jireen kooxo isla reer puntland ah oo halkaasi ka kalumaysanay isalmarkaan ka baaranayay dhagaxan la sheegay in ay ahaayeen kuwa Cade Muuse ka raro Bosaso oo kale kaasi oo keenay in Xukuumadu ay kooxahan dhalinyarada ah ka joojiso in ay baaraan dhagaxan isla markaana ay dhagaha ka furaysteen iyaga oo hawshoodiina siiwatana ay si hoose maraykanka looga baaqay oo lagu sheegay in ay kooxo argagixiso ah ay joogaan Xeebaha Baargaal taasina ay keentay in la duqeeyo.

Warbixinta Xisbiga Ramaas oo arintaas ka soosaaarya ayaa lagu sheegay in aysan jirin cid laga dilay kooxasaasi balse ciidanka PIS-da ee waxbasaasa ee Puntland laga dhaawacay 4 ruux kuwaasi oo iyagu isku hogaamiyay rasaastii xooganayd ee maraykanku ridaday kadib markii la waayay kooxo halkaasi jooga oo ka tirsan Al-qaacida.

Sida laga warqabana Puntland ayaa waxay sheegatay in ay dagaal xoogan la gashay kooxo argagixiso ah oo ku sugan degaanka Baargaal isla markaana ay ka dileen 6 ruux.

Dhimashada 6 ruux ayaa warbixinta Xisbiga Ramaas lagu sheegay mid aan waxba ka jirin islamarkaan lagu marin habaabinayo Maraykanka waxaa sidoo kale Xisbigu shegay in ay waxyeelo ba'an ka soogaadhay rasaastii uu ridayay Ciidanka Badda ee Maraykanku deegaanka Baargaal iyo dhulka ku dhaw dhaw iyo sidoo kale xoolo badan oo halkaasi ku le'day.

Si kastaba ha ahaatee warbixinta Xisbiga Ramaas oo ahayd mid dheer ayaa sidoo kale looga hadlay arimaha Dhaqaalaha, Siyaasada, Amaanka.

Arinta dhaqaalaha ayuu xisbigu ku tilmaamay in maanta dhaqaalihii puntland uu marayo meel aad u hoosaysa kaasi oo aysan jirin cid wax ka qabanaysana isla markaana ay jiraan kooxo haatan dalkii gadanaya waxana xibigu sheegay in masuuliyiintii dalka loo dhiibay ay gabi ahaanba galeen hawlo ganacsi oo xilkii ay dhaafsiisteen ganacsigooda gaarka ah iyaga oo ku adeeganaya shaatiga dawladnimo islamarkaan xaabsanaya dhaqaalihii dalka mana jirto cid iminka wax ka tiri xaalka cakiran ee dhaqaalaha puntland mid sare iyo mid hooseba waa sida warbixinta xisbiga Ramaas lagu sheegaye.

Warbixinta Xisbiga Ramaas ayaa sidoo kale lagu sheegay xaalka siyaasadeed ee Puntland in uu xiliga kan yahay mid cakiran iyada oo ay xiligan soo dhawdahay doorashadii isla markaana aysan jirin saan saan doorasho oo ka muuqata madaxda DGPL.

Ugu danbayntiina Xisbiga ramaas ayaa shegay in doorashada soosocta ee ka dhici doonta Puntland uu ka qaybaglayo isaga uga qayb galaya Xisbi ahaan.

Xisbiga Ramaas ayaa ugu baaqay Madaxwaynaha Puntland in uu ilaaliyo axdiga DGPL dhawrana qaanuunka dalka u dagsan iyo xilka ay u dhaarteen dalka iyo dadkana ugu adeg daacadnimo iyo lilaahi kana waantoobo xaalad abuurka qalafsan ee uu madaxwaynuhu beel ahaan lug hadba ula galayo dalka iyo dadkana ugu adeego si siman iyo daacadnimo.

Warbixinta Xisbiga ramaas oo uu ku saxiixnaa Gudoomiyaha Xisbiga Ramaas Daahir Ciiro oo ahayd mid dheer kana koobnayd 8 bog intaas ayaanu ka xusi karnaa.

Puntland oo heshay Wasiir wata magac cusub (Wasiirka sicir Bararka)

A/rizak koronto
Garowe Puntland Somalia


Jariidada Telepraph oo Qoraal ka qortay Dhacdadii Baargaal
.Daahir Riyaale oo Itobiyanku Ku Baareen Garoonka Hargeysa
.Qarax Xalay ka Dhacay Wersheddii Caanada ee Muqdisho
.Markab Laga Leeyahay Denmark oo Lagu Afduubay Somalia
Wararka oo dhan ka akhri halkan... June 4

Wararkii ugu DHacdadii Baargaal:
oo aanu ku helayno isgaarsiinta nooca loo Taarka ayaa Akhri
 

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com