SOMALITALK.COM dahabshiil
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - NAIROBI

Tacsi: Marxuum Yaxye Sakariye Shiikh  Cabdiqaadir Amare

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN. 

Agaasimaha Idaacada Frontier FM   ee Magaalada Nairobi, Mudane Maxamed Xuseen Shire

iyo dhamaan shaqaalaha Idaacada oo kala ah  

Fawsiya Cumar Bare

Fu'aad Xaaji C/wali

Maxamed Cabdi Bootaan

Jamaal Shuuriye

Canab Abiikar

C/rixmaan Suubiye

Axmed (Xaaji Gool)

Maxamed Cusmaan Qadaafi

Sahro Kayf

Mahad Cade

Axmed Cali Shiikh       ( Moqdishu)

Laylo Shiikh Aadan      (Kismaayo)

C/fitaax Jayte             (Boosaaso)

C/qaadir Maxamed    (Gaalkacyo0

Xuseen Saxnuuni       (Qaahira)

Siciid Maxamed Cali    (Jowhar) 

Dhamaan Shaqaalaha Idaacada kuwa jooga Dalka Kenya iyo dibadiisaba waxay tacsi Ay ku dheehan tahay Tiiraanyo iyo Murugo u diyarayaan Sakariye Shiikh  Cabdiqaadir Amare oo uu ku geeriyooday magaalada Nairobi Wiil uu dhalay oo magaciisa la yiraahdo Marxuum Yaxye Sakariye Shiikh  Cabdiqaadir Amare waxaana eebe uga baryaynaa in Sakariye Shiikh  Cabdiqaadir Amare iyo Xaaskiisa Mama Fadumo Faarax Taraar eebe Samir iyo Iiman ka iiyo Wiilkooda. 

Sidoo kale waxaa Tacsi Taas la mid ah Diraya Culumada Idaacada Frontier FM ee magaalada Nairobi oo kala ah

Shiikh Cabdulaahi Yuusuf

Shiikh Axmed Garle

Shiikh Jacfar Xaaji Cali

Shiikh Xuseen Qaari

Shiikh Xuseen Dayib

Shiikh Cabdilaahi Faarax Taraar. 

Waxayna EEBE uga baryayaan in samir iyo IIMAAN ugu badalo in Sakariye Shiikh  Cabdiqaadir Amare iyo Xaaskiisa Mama Fadumo Faarax Taraar geerida wiilkooda.

Waxaa soo tebiyey: bootan cabdi | botaan1@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | Aug 20, 2007 

Dhulka Soomaalida ee Shidaalka laga baarayo miyaa ka riqiisan dhulka Afrikada kale, mase Madaxda Soomaaliyeed ayaan adduunka la socon

 

Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com